http://wardeeqnews.com/

Wararka Maanta

Taiwan oo wakiil u soo Magacowday Somaliland

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Taiwan ayaa xaqiijisay  in Lou Chen-hwa oo ahaa wakiilkeedii u qaabilsanaa dalka Sacuudiga ay maanta u Magacowday Safiirka Taiwan ee Somaliland. Af hayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Taiwan ayaa u xaqiijiyey magacaabista CNA...

English News

Raali galin iyo wargalin: dhawaan waxaan dib u bilaabi doonaa hawlihii shaqo ee websiteka.

Marka hore ciid mubaarak dhamaan dadka sharafta leh ee ku xidhan websiteka wardeeq news. Dib u...

Somaliland oo mamnuucday ka ganacsiga nooc ka mid ah Gaadiidka

Somaliland ayaa degaandeeda ka mamnuucay in laga soo dejiyo gaadiidka dabdamiska oo horay Ganacsato ay...

Dowladda oo sheegtay in ay dishay xubno ka tirsan Shabaab

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dishay xubno sar sare oo ka tirsan Al-Shabaab kuwaa...

NISA Oo Sheegtay Inay Shabakad Qaraxyo Ah Ku Qabatay Muqdisho

Taliska hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa Caawa soo Bandhigay Shabakad ay...

Shirka Baarlamaanadda Dowladaha Islaamka oo lagu ansixiyay 33-qaraar

Maalintii labaad waxaa Magaaladda Ouagadougou ‘’Waakadhuugu’’ ee Caasimadda Dalka Burkina Faso ka socda Kalfadhiga15-aad ee...

Wararka Ciyaaraha

Muxuu ka yiri Guardiola guushii ay xalay kaga soo heleen Real...

Macalinka kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa aaminsan in Real Madrid ay ku guuleysan karto inay sameyso natiijo soo laabasho ah...

“Sheekadu wali ma dhamaan, waxaana u bixi doonaa in Man City...

Tababaraha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa xaqiijiyay in Los Blancos aysan wali ka harin tartanka UEFA Champions League, inkastoo ay...

Fernandes, Minamino, Pablo Mari & Heshiis waliba oo Kooxaha waa weyn...

Suuqa kala iibsiga ee bisha Janaayo ayaa si lama filaan ah u xirmay xalay saqdii dhexe, iyadoo kooxaha ugu waa weyn Premier League ay...

Halkan ka akhriso waraarkii ugu danbeeyey ee suuqa kala iibsiga oo...

(wardeeq news ) sports today.. gudbin doonaa liiska ciyaartoyda saxiixooda la dhameystiray maanta iyo xalay ee suuqa kala iibsiga Ingariiska. Soo booqo bogaan mar walba si...

Algeria oo ku guuleystey koobkii qaarada afrika iyo senegal oo hungowdey.

Jully 19 2019 hasan kaafi abdirahmaan Algeria ayaa hal gool ku qaaday koobka qaramada afrika kaasi oo yimid daqiiqaddii 2-aad ee biloowga ciyaarta , xilli...

Wararkii udanbeeyey ee suuqa kala iibsiga ha udaymo laan

kula xafiiltanto koxoda Arsenal saxiixa weeraryahanka Crystal Palace Wilfried Zaha, kaasoo shalay kooxdiisa weydiistay inay iibiyaan xagaagan. (London Evening Standard) Wakiilka Mino Raioa ayaa shaki...

Halkan ka daalaco waraarkii ugu danbeeyey ee suuqa kala iibsiga.

Inter Milan ayaa u muuqata mid ka cagajiideysa inay 75 milyan ginni ka bixiso weeraryahanka Manchester United Romelu Lukaku taasoo ka dhigeysa mustaqbalka weeraryahanka...

Xulka Qaranka Algeria Oo Guul Qurux Badan Ka Gaadhay Xulka Kenya

wardeeq news Xulka qaranka Algeria ayaa si qurux badan ku bilowday koobka qaarada Africa iyaga oo guul ayna ku dhibtoon ka gaadhay xulka Qaranka...

Ku Xayaysiiso Ganacsigaaga

Wardeeq Tv

Wararka Dunida

http://wardeeqnews.com/ http://wardeeqnews.com/