Somaliland oo mamnuucday ka ganacsiga nooc ka mid ah Gaadiidka

0
86

Somaliland ayaa degaandeeda ka mamnuucay in laga soo dejiyo gaadiidka dabdamiska oo horay Ganacsato ay u keeni jireen degaanda  Somaliland.

Waxa ay Somaliland sheegtay in gaadiidkaasi ay soo dejin karaan kaliyah maamulka Somaliland Hay’addiisa kala duwan.