WAR DEG AH Magaalada Garoowe oo qofkii ugu horreeyay u dhintay caabuqa COVID-19

0
89
Tirinta maalmaha uga harsan xafiiska Madaxweynaha Maxamed Farmaajo.

Waxaa magaalada Garowe ku dhintay qofkii ugu horreeyay oo laga helay caabuqa coronavirus, kaasoo maanta aay aaseen saraakiisha caafimaadka Puntland.

Dowladda Goboleedka Puntland iyo Dowladda Federaalka ayaanan ka hadal dhimashada qofkii ugu horreeyay oo u dhinta cudurkan.

Sida ilo wareedyo ku sugan magaalada Garowe ay u sheegeen Muqdisho Online, marxuumka ayaa dhawaan ka yimid magaalada Addis Ababa.