Raali galin iyo wargalin: dhawaan waxaan dib u bilaabi doonaa hawlihii shaqo ee websiteka.

Marka hore ciid mubaarak dhamaan dadka sharafta leh ee ku xidhan websiteka wardeeq news.

Dib u cusboonaysiin ku saabsan barnaamijyada iyo baahinta wararka ayaan ku hawlan nahay, sidaa darteed horaanta bisha juun, waxaan dib u bilaabi doonaa barnaamijyadii iyo wararkii wardeeq news.

Nala socda aad baad umahadsan tihiin.