Waa maxay waxa uu damacsan yahay Madaxweyne Farmaajo mase la socotaa in Uu Xilka ka qaadaayo Gudoomiyaha Baarlamaaka Soomaliya

Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa wado Dhoiwr Qorsho oo is daba yaalo kuwaa uu ku Doonaayo in Xukunkiisa ku sii Dheersto

Qorshaha Koowaad ayaa ah in uu helo Damaciisa Muda Kordhinta isagoona hada wado Taatiiko Cusub

Koow waxuu Doonayaa in uu muda Xileydkiisa ku darsado 6 Bil taa uu ugu Goleeyahay in uu ku mashquuliyo Mucaaradka iyadoona Markay ka Dhamaatana ku darsan Doono 6 Bi kale l

 

Intaa markii la gaaro waxaa u soo Gacan Gali Doono dhaqaalo badan uu ka helaayo Shirkadaha Badroolka Soomaliya Qandaraaska ka qaadanaayo taa uu Doonaayo i in uu ku Fur Furo Xildhibaanada Dhaqaalana u adeegsado

Tilaabada uu qaadaayo ayaa ah in Mooshin uu ka Diyaariyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal taa sida cogta aan ku heleyno in Xilkaa laga qaadi Doono isagoo loo adeegsanaayo Labadiisa ku Xigeen

Gudoomiye Maxamed Mursal ayaa lagu Badali Doonaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Fiqi oo horay u ahaa Safiirka Midoowga Yurub ee Soomaliya oo Saaxiib Dhow la ah Madaxweyne Farmaajoz

Qorshaha kale ayaa ah in Dowladiisa u wareegi Doonto magaalada Baydhabo oo hada looga Diyaarinooya Madaxtooya Casri ah

Hadaba Gudoomiyaha Baarlamaanka ma ka Hor tagi Doonaa Damac Madaxweyne Farmaajo mise Gacantiisa ayuu isku Toogan Doonaa?