wardeeq news Oo Heshay Warmurtiyeedka Wadahadallada Soomaaliya Iyo Somaliland

5 Maalin ayaa laga joogaa markii Djibouti lagu soo gabagabeeyey wadahaddallada Soomaaliya iyo Somaliland, sidaas ay tahay dowladda federaalka ah kama hadlin waxa lagu heshiiyey halka Somaliland ay soo bandhigtay uun qodobbo cabbirayey isfahamka guud tiiyoo keentay kutirikuteen iyo Mala-awaal badan,  in la isweydiiyo aawey dokomentiga la kala saxiixday, ma jirtaa cid guuleysatay, aaway qoraalladii saxda ahaa ee fadhiyada guddiga, waa maxay sababta loo qariyey war-muriyeedka wadajirka ah ee shirka guddiga farsamo.

Halkan Ka Aqriso Xogta Ay Goobjoog Ka Heshay Wadahadaladii Soomaaliya Iyo Somaliland

 

Halkan Ka Daawo Warbixin Soo Koobaysa Nuxurka Wadahadallada Soomaaliya Iyo Somaliland