Faah Faahin Kasoo Baxaysa Qarax Ka Dhacay Xerada Turkiga Ee Muqdisho

Wararka ay helayso Idacada dalsan ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qof damacsanaa in uu ismiidaamiyo lagu toogtay meel aan ka fogeyn Saldhigga tababarka ee Turkisom ee magaalada Muqdisho,waxaana kasoo baxaya faahfaahino.

Dad goobjoogayaal ah ayaa dalsan u sheegay in markii la toogtay kadib jugta qaraxa la maqlay,iyada oo wararku ay sheegayaan in qofka qaraxa uu ku xirnaa uu damacsanaa in uu isku qarxiyo  saraakiil feel ku jirtay oo loo diyaarinayo tababar leyli Sarkaal,ilaa iyo haatana lama oga khasaaraha