Friday, April 23, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

admin

96 POSTS0 COMMENTS
http://wardeeqnews.com

Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Dubbe oo Canaantay kenya

Mudane Cismaan Abuukar Dubbe oo la hadlay wardeeq news- ayaa jawaab ka bixiyey go’aanka ay Kenya ku xireyso xeryaha...

Allah ha u naxariistee, Raxma Maxamuud Gacal oo aheyd xaaska madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed

 waxaa maanta ku geeriyootay magaalada Nairobi. Raxma ayaa toddobaadyadii tegay ka xanuunsaneysay isbital ku yaalla Nairobi, waxaana lagu warramay inay...

Guudlaawe iyo Qoor Qoor oo baajiyey kulan ay caawa kula ballameen Midowga Musharaxiinta + Sababta

Waxaa baaqday shir lagu waday in caawa yeeshaan Madaxweynayaasha Galmudug, HirShabelle iyo Midowga Musharaxiinta, kadib faro-gelin ka timid madaxweynaha...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax saaka ka dhacay Magalada Mugdisho

qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Qaraxa oo ahaa nooca miinada ee dhulka lagu aaso ayaa ka...

UN URGES INFORMAL TALKS TO END SOMALIA POLL CRISIS

The United Nations is urging Somalia leaders to continue with informal consultative meetings to reach a consensus on the...

Midowga Afrika oo war kasoo saaray qeyb sanaanta shirka Afisyoone

Gudoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa shaaca ka qaaday walaaca ay ka qabaan kala qeybsanaanta shirka wadatashiga...

Raiisel wasaaraha Itoobiya wuxuu qirtay ‘xasuuqii loo gaystay’ intii uu socday dagaalka Tigray

Rabshado ayaa ka dhacay Tigray, gobolka woqooyi ee Ethiopia halkaasoo dagaalku ka sii socdo iyadoo ciidamada dowlada ay ugaarsanayaan...

Facebook Feed

Twitter Feed