Friday, April 23, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

XAFIISKA GUUD EE MUGDISHO

172 POSTS0 COMMENTS
http://wardeeqnews.com

Xildhibaan Cabdiraxmaan Kamaal Shiikhaay oo ka tirsanaa Golaha Deegaanka ee Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa caawa lagu...

Lafta-gareen oo shir guddoomiyay Shirka Golaha Amniga (SAWIRRO)

Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa maanta shir guddoomiyay Shirka Golaha Amniga Koonfur Galbeed, oo looga hadlay...

Gabdho wada dhashay oo ku dhintay madaafiicdii Magaalada Muqdisho

Fahdi Caddow Cabdi iyo Faa’isa Caddow Cabdi ayaa ku dhintay madfac shaliy ku dhacay gurigooda, oo ku yaala Degmada...

Faah faahin: Khasaaraha ka dhashay madaafiicdii Muqdisho

Faah faahino ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay madaafiic galabta lagu weeraray Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho. Mid ka...

Wafdi ka socda Dowladda Federaalka oo gaaray Magaalada Baydhabo

Wafdi ay hoggaamineyso Wasiirka Gargaarka & Maareynta Masiibooyinka Somaliya, Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee Gobolka...

Bangaladhesh waxay la dagaalamaysaa kooxda islaamiyiinta ah kadib mudaharaadyo looga soo horjeeday Modi

Boqolaal xubnood iyo taageerayaasha koox Islaami ah, oo uu ku jiro hogaamiyahooda saameynta leh, ayaa lagu xiray Bangladesh usbuucii...

Taliyihii Chad ee xukunka hayay, wuxuu dhintay isagoo la dagaallamaya fallaagada

wuxuu caan ku ahaa booqashada aagaga dagaalka. Kadib markii dagaalyahanada Boko Xaraam ay weerar culus ku qaadeen saldhig ay...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay Saraakiil Turkish ah (SAWIRRO)

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, General Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku qaabilay Saraakiil ka socotay Taliska Ciidanka...

Dowladda Somaliya oo bixisay qandaraas lagu dhisaayo wadooyin

Wasaaradda Howlaha Guud ee Xukuumadda Federaalka Somaliya oo muddooyinkii u dambeeyey ku hawlanayd dhismaha Wadooyinka iskuxira gobolada dalka ayaa...

General Indhacadde “Xaaladda Somaliya meel adag bay mareysaa, mana ahan wax hadda bilowday”

General Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacadde) oo ka tirsanaa Saraakiisha Militariga Somaliya ayaa sheegay in dalku uu marayo xaalad adag,...

Facebook Feed

Twitter Feed