Bilaal bulshaawi oo la amrey in 48 sacadood kaga baxa deeganada somaliland.

Share this:

Bilaal bulshaawi oo ka mid dhalinyarada fadhigoodi yahay magaalada muqdisho ee caasimada soomaaliya ee magaalada muqdisho oo mudooyinkii udambeeyey ku xidhnaa magaalada hargeysa ee caasimada somaliland ayaa maxkamadu dib ugala laabatey eedihii ay hore ugu haysatey.

Maxkamada ayaa xukun in mudo 48 saacadood uga mastaafurisey guud deegaanada somaliland.

Siideynta bilaal bulshaawi oo ah wiil ka caan ah alaada muuqaalada koob kooban la soo galiyo ee tik tok waxa ka shaqeeyey qaar ka mid masuulyiinta xukuumada somaliland oo ugu horeeyo wasiirka wasaarada arimaha gudaha somaliland maxamed kaahin Axmed.