Friday, June 18, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Barnaamij-yada Booliska Interpol Oo Ku Gacan-Sayray Codsi Uga Yimid Dowladda Turkiga

Booliska Interpol Oo Ku Gacan-Sayray Codsi Uga Yimid Dowladda Turkiga

Ururka Boliska Caalamiga ee ITERPOL ayaa la sheegay inay ka biyo diideen Codsiyo ay Dowladda Turkiga ku doonaysay in loogu soo gacan geliyo 773 Eedeysane oo ka tirsan Kooxda Mucaaradka ee FETO.

Ku-xigeenka Wasiirka Arrimaha Dibedda Turkiga, YAVUZ SELIM KIRAM oo la hadlay Guddiga Xiriirka Dibedda ee Barlamaanka Turkiga, wuxuuna xusay inay INTERPOL ku gacan-sayrtay Codsiyo looga dalbaday inay soo qabtaan 773 qof oo Turkish ah oo ku nool Dibadaha, kuwaasi oo ka tirsan Kooxda FETO ee uu hoggaamiyo Fatxullaah Gulen.

RELATED ARTICLES

Aqriso;- Shan arrimood oo uu ballan-qaaday Cabdikariim Axmed Mooge – Maayirka cusub ee Hargeysa

Xildhibaanada golaha deegaanka ee degmada Hargeysa ayaa shalay ugu dambeyntii Maayirka caasimada u doortay Cabdikariin Axmed Mooge oo ka tirsan xisbiga mucaaradka Wadani, xilkaas...

Tirada;- Gabdhaha Soomaalida ee lagu la’yahay Nairobi oo korortay iyo wararkii ugu dambeeyay

Xildhibaan Aadan Barre Ducaale ayaa ka hadlay gabdhaha Soomaalida ah ee lagu la’yahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kuwaasi oo qaarkooda lacag badan oo...

Koox- wadada Maka Al-Mukarama ka billaabay dhac ku cusub Muqdisho

Waxaa maalmihii ugu dambeeyay soo badanayey dhaca dadka shacabka ah loogu geysto magaalada Muqdisho, waxaana labadii berri ee u dambeeyay kusoo korortay dhaca loo...

Facebook Feed

Twitter Feed