Algeria oo ku guuleystey koobkii qaarada afrika iyo senegal oo hungowdey.

Jully 19 2019 hasan kaafi abdirahmaan Algeria ayaa hal gool ku qaaday koobka qaramada afrika kaasi oo yimid daqiiqaddii 2-aad ee biloowga ciyaarta , xilli goolkaasna uu ku yimid halka fursad kaliya ee ay Algeria heshay qeybtaas hore ee ciyaarta. Qeybtii hore waxaa badnaa qaladaadka  is buurasho xilli saaxibada Mane ay maamulka kubadda ku badnaayeen waxa ayna gaarayeen heer dhan %62...

Wararkii udanbeeyey ee suuqa kala iibsiga ha udaymo laan

kula xafiiltanto koxoda Arsenal saxiixa weeraryahanka Crystal Palace Wilfried Zaha, kaasoo shalay kooxdiisa weydiistay inay iibiyaan xagaagan. (London Evening Standard) Wakiilka Mino Raioa ayaa shaki geliyay maanta suurtogalnimada uu Paul Pogba ku bixi karo xagaagan isagoo soo jeediyay inay macquul tahay inuu iska sii joogo Manchester United, (Manchester Evening News) Tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaa sheegay inuusan ogeyn haddii Manchester...

Halkan ka daalaco waraarkii ugu danbeeyey ee suuqa kala iibsiga.

Inter Milan ayaa u muuqata mid ka cagajiideysa inay 75 milyan ginni ka bixiso weeraryahanka Manchester United Romelu Lukaku taasoo ka dhigeysa mustaqbalka weeraryahanka mid aan la hubin islamarkaana ka careysiineysa tababare Antonio Conte oo si weyn u doonayay xiddiga reer Belgium. Gudoomiyaha kooxda Tottenham Daniel Levy ayaa diidan inuu bixiyo 60ka milyan ginni ee ay Real Betis duldhigtay xiddigeeda...

Xulka Qaranka Algeria Oo Guul Qurux Badan Ka Gaadhay Xulka Kenya

wardeeq news Xulka qaranka Algeria ayaa si qurux badan ku bilowday koobka qaarada Africa iyaga oo guul ayna ku dhibtoon ka gaadhay xulka Qaranka Kenya kulan ka tirsanaa Group-ka C ee koobka qaarada Africa.somgool Xulka Algeria ayaa ahaa kuw guud ahaan iyo gaar ahaanba maamulayay ciyaarta iyaga oo ka qaab ciyaareed fiicnaa xulka Kenya oo qaadayay weeraro rogaal celis ah...

Kylian Mbappe Oo Da’da 20 Jir Sida Ciyaartoy Weyn Ugu Xisaabtamaya & SADDEX Shuruudood Oo Uu Hordhigay PSG Haddii Ay Doonayaan Inuusan Real Madrid U Wareegin.

Kylian Mbappe ayaa ah kaliya 20 sano jir balse haatanba gaadhay waxyaabo aysan ciyaartoyda qaar gaadhin waayahooda ciyaareed oo dhan. Mbappe ayaa kusoo guuleystay koobkii aduunka ee 2018 isaga oo afar gool kasoo dhaliyay tartankaas isaga oo sidoo kale saddex jeer oo xidhiidh ah kusoo guuleystay horyaalka France ee Ligue 1. Mbappe ayaa xilli ciyaareedkan wacdarro kusoo dhigay PSG waxaana uu...

Ronaldo Mise Messi? Da’yarka Real Madrid Ee Da’yarka kooxda Real Madrid ee Vinicius Junior oo waraysi siinayay ‘FoxSports

Da’yarka kooxda Real Madrid ee Vinicius Junior oo waraysi siinayay ‘FoxSports’ ayaa la weydiiyay inuu kala doorto xiddigaha ugu wacan dunida kubadda cagta ee Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi midkii uu jeclaan lahaa inuu la ciyaaro. Da’yarkan oo aan labadaas xiddig midna garoon la gelin ayaa bixiyay jawaab gabi ahaanba ka baxsan labadaas xiddig isaga oo sheegay inuu dooran lahaa...

Kaddib markii uu ku biiray Real Madrid, Hazard oo wax laga weydiiyay isbar-bardhiga isaga iyo Messi & jawaabtii uu ka bixiyay

. Xiddiga reer Belgian iyo kooxda Real Madrid ee Eden Hazard ayaa iska diiday in lala bar-bardhigo kabtanka Barcelona ee Lionel Messi, wuxuuna markale xaqiijiyay in xiddiga reer Argantina uu yahay kan ugu fiican. Eden Hazard ayaa lagu tiriyaa inuu ka mid yahay taageerayaasha ugu caansan ee Lionel Messi, wuxuuna ku tilmaamay inuu yahay kan ugu fiican taariikhda kubadda cagta ee...

10-ka milkiile ee kooxaha adduunka ugu qanisan iyo hantida ay heystaan

Majalada caanka ah ee “Forbes” ayaa shaaca ka qaaday 10-ka milkiilayaasha ee ugu qanisan kooxaha kubadda cagta ee caalamka xiligan la joogo, waxaana liiskan si lama filaan ah ugu soo baxay magacyada milkiilayaal badan. Liiskaan oo lagu daabacay majalada caanka ah ee lagu kalsoon yahay, ayaa lagu arkay magacyada milkiilayaal badan oo aan ka mid ahahyn kooxaha waaweyn ee kubadda...

Paul Pogba Oo Ay Ku Adkaatay Kaddib Markii La Weydiiyay Xiddigii Ugu Fiicnaa Ee Uu Abid Kasoo Garab Ciyaaray & LABA Halyeey Oo Uu Ugu Dambayn Doortay,

Khadka dhexe ee Manchester United iyo xulka France ee Paul Pogba oo wakhti xaadirkan ku hawlan waajibaadkiisa qaran ee kulamada isreeb-reenka EURO 2020 ayaa waraysi dhinacyo badan taabtay bixiyay. Pogba ayaa marka laga yimaado waraysiga uu bixiyay haatan la tacaalaya mustaqbalkiisa Man United waxaana maalinba maalinta ka dambaysa isasoo taraya wararka la xidhiidhinaya kooxo ay ugu horreeyaan Real Madrid iyo...

“Xawaarihiisu Wuxuu I Xasuusiyaa Usain Bolt & Ronaldo Nazario, Waa Sababta Ay Man United U Iibsatay” – Saxeexa Cusub Ee Red Devils Daniel James Oo Amaan Loogu Qubeeyay.

Saxeexa cusub ee kooxda Manchester United Daniel James oo dhawaan kaga soo biiray dhinaca Swansea City ayaa amaan weyn ka helay tababaraha xulka Hungary ee Marco Rossi oo uu qarankiisu wajahi doono qaranka Wales ee da’yarkan. James oo 21 sano jir ah ayay kooxdiisa Swansea iyo Man United ka heshiiyeen heshiis ku qabsoomi doona 18 Milyan oo uu labadan kooxood...

Wardeeq24 Tv