:-Maxkamadda Ciidamada oo xukuno kala duwan ku ridey 10 Askari

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qeybta 60aad ayaa Maanta waxaa ay xukuno kala duwan ku ridey Askar lagu eedeeyey dambiyo kala duwan oo ka dhacay deegaannada Maamulka Koonfur Galbeed. Askartaan oo gaaraya ilaa 10 ayaa waxaa kamid ah Askar sigaar ah loogu eedeeyey inay ka tirsanaayeen Al-Shabaab,isla markaana ay fuliyeen qarax khasaaro geystay iyo kuwo la sheegay inay hubkoodii iibsadeen. Guddoomiyaha Maxkamada...

Heshiis laga gaaray qilaafkii Jubbaland! Maxa ka soo baxay kulankii A. Madoobe, Seeraar iyo Xidig?

Waxaa labadii maalin ee la soo dhaafay ka socday magalaada Naiorbi ee dalka Kenya kulan u dhaxeeyay madaxdii Jubbaland ee uu khilaafku ka dhaxeeyay. Kulankaas oo ay soo qaban qaabisay dowlada Kenya ayaa waxa ku kulmay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmad Madoode, Cabdinasir Seeraar iyo Cabdirashiid Xidig oo uu wehliyo gudoomiyahiisa Baarlamaanka Shiikh Dahir. Kulanka  oo wajigiisii horay socday mudo...

War Deg Ah dagaal ka dhacay duleedka Kismaayo oo kordhay

Waxaa  kordhey khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay dagaal beeleed ka dhacay deegaano ku yaalla Galbeedka magaalada kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Dagaalka oo u dhaxeeyey laba maleeshiyo Beeleed ayaa waxaa uu ka dhacay deegaannada Fuumo, Kooyaamo iyo Jiroole,waxaana maleeshiyaadka dagaalamaey ay isku heystaan dhul daaqsin ah oo ku yaalla deegaannadaas. Inta la xaqiijiyey dagaalka ayaa waxaa ku...

Shabab oo ka faa’iideysatay fursadaha & faragelinta Villa Soomaaliya ee Gedo

Faragelinta “guracan ee danaha siyaasadeed huwan” ee dowlada federaalka Soomaaliya ku sameysay gobolka Gedo ayaa Al-Shabaab u abuurtay fursad aysan horey u haysan, sidda ay sheegtay Jubaland. Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee maamulka, Maxamuud Sayid Aadan, ayaa sidoo kale ka dhawaajiyey in talaabadaas “sharci-darada ah” ay saameysay horumarka balaaran ee gobolka ka socday. Hay’addihii gargaarka ee caawinayey dadka ay dhibaatu kasoo...

WAR DEG AH Magaalada Garoowe oo qofkii ugu horreeyay u dhintay caabuqa COVID-19

Tirinta maalmaha uga harsan xafiiska Madaxweynaha Maxamed Farmaajo. Waxaa magaalada Garowe ku dhintay qofkii ugu horreeyay oo laga helay caabuqa coronavirus, kaasoo maanta aay aaseen saraakiisha caafimaadka Puntland. Dowladda Goboleedka Puntland iyo Dowladda Federaalka ayaanan ka hadal dhimashada qofkii ugu horreeyay oo u dhinta cudurkan. Sida ilo wareedyo ku sugan magaalada Garowe ay u sheegeen Muqdisho Online, marxuumka ayaa dhawaan ka yimid...

Ciidamada Amniga ee Magalada Dhusamareeb oo gacanta loo galiyay Gacanku dhiigle

Senator Yuusuf Geelle Ugaas oo ka tirsan Aqalka Sare ayaa ka hadlay wiil dhalinyaro ah oo shalay Ilaaladiisa ku dileen magaalada Dhuusamareeb. Ugaas Dhagey ayaa tacsi u diray qoyskii uu ka geeriyooday wiilka dhalinyarada, waxaana uu sheegay in Hey’adaha amniga uu ku wareejiyay askarigii dilka geystay. “Alle ha u naxariisto shaafici Xaaji Diiriye oo ku geeriyooday maanta Dhuusamareeb, waxaan kaga tacsiyeeynayaa...

Diiwaan-galinta musharaxiinta guudoonka Baarlamaanka DGKG oo maanta bilaabansa

Labadii maalin ee la soo dhaafay waxa ka socday magalaada Baydhabo qaban qaabada doorashada Gudoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed. Sida ku qoran jadwalka doorashada Maanta ayaa la filayaa in Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ay ka bilaabao Diiwaan-gelinta Musharaxiinta u tartameysa xilka Guddoonka Baarlamaanka labaad ee maamulkaas Dhawaan ayaa ay ahayd markii Guddiga Doorashada ay soo...

Ciidanka dowlada oo sheegtay in weerar gaadmo ah ay ku dileen Al Shabaab

Ciidanka Xoooga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegtay in weerar ay xalay ku qaadeen deegano ka tirsan  Gobolka Shabeellaha Hoose  ay ku dileen xubno ka tirsan Al Shabaab. Weerarkaas ayaa la shegayaa in uu ka dhacay duleedka deegaanka Bariire oo ay horay u fadhiyeen maleeshiyaad ka tirsan  Al Shabaab ah. Ciidanka Dowlada ayaa sheegtay in ay halkaas ku  dileen Afar ruux oo ku...

M. Sayid oo ku eedeeyay dowlada Farmaajo in ay fursad siisay Al Shabaab

Iyada oo maalmihii u danbeeysay ay jireen warar la iska dhexmarayay oo ahaa in dowlada Jubbaland ay wadahadal la furtay  DFS ayaa Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa  Dowladda Federaalka ku dhaliilay in ay iska indho tireyso xal u raadinta khilaafka uu sheegay in ay sabab u tahay ee ka taagan Gobolka Gedo. Maxamuud...

Cudurka CaronaVirus oo Soomaali badan ku dilay dalalka Sweden iyo Ingiriiska

Waxaa maalinba maalinta ka danbeeysa sii kordhaya dadka Soomaaliyeed ee u dhimanaya cudurka CaronaVirus, gaar ahaan wadamada Sweden iyo Ingiriiska. Inkastaa oo aan la aqoonin  tirada rasmiga ah u dhimatay cudukaas habada jaaliyada Soomaaliyeed ayaa sheegaysa in maalinkastaa ay  soo duugaan dad Soomaali ah u dhibtay cudurkaas. Dadka dhintay ayaa la sheegayaa in ay  ja badan yihiin 100 qof oo...

Wardeeq24 Tv