Sunday, June 13, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Ethiopia Oo Ku Haminayso Inay Saldhigyo Milliteri Ka Dhisto Badda Cas

Ethiopia Oo Ku Haminayso Inay Saldhigyo Milliteri Ka Dhisto Badda Cas

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalkaasi, Dina Al-Mufti waxa uu shaaciyey inuu dalkiisa ku haminayo inay Saldhigyo Milliteri ka dhistaan Badda Cas, balse, ma uu carabaabin dalka ama dalalka Gobalka ee ay Ethiopia Saldhigyada ka dhisan doonaan.

 

Afhayeenka oo shalay Shir Jaraa’id ku qabtay magaalladda Addis Abeba ayaa sheegay inay dalal kala duwan u muujiyeen Ethiopia rabitaankooda ku aadan Kontoroolka danaha ee Gobalka Badda Cas iyo in laga dhiso Saldhigyo badan oo Milliteri.

RELATED ARTICLES

Booliska Gobolka Bari oo Fagaaro ku gubay Khamri farabadan

Ciidamada Booliiska Gobalka Bari ayaa maanta meel fagaare ah ku gubay dhalooyin ay ku jiraan maandooriyaha Khamriga oo horay ciidamada ay howlgal ku qabteen. Maxkamadda...

Puntland oo sheegtay in howlgal lagu lagu qabtay Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee maamulka puntland Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare ) ayaa sheegay in howlgal Ciidamada amaanka ay ka sameeyeen Magaalada Gaalkacyo lagu soo...

Duulimaadyadii Soomaaliya & Kenya oo dib u bilaawday

Kadib markii muddo bil ah ay hakad kujireen duulimaadyada Soomaaliya iyo Kenya, kaas oo sabab u ahaa khilaafka labada dowladood ayaa Maanta oo Axad...

Facebook Feed

Twitter Feed