Monday, May 10, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Fananada Caanka Ah Luul Jaylaani Oo Beenisay Warar Laga Faafiyay Oo Sheegayay...

Fananada Caanka Ah Luul Jaylaani Oo Beenisay Warar Laga Faafiyay Oo Sheegayay Inay Geeriyootay

Iyadoo saacadihii lasoo dhaafay  uu Baraha bulshada si weyn ugu faafay war sheegayay in ay  magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ay ku geeriyootay Fannaanaddii caanka ahyd ee Luul Jaylaani ayaa waxaa arrintaasi ay noqotay mid been ah oo ah wax kama jiraan.

Luul Jaylaani oo hadashay ayaa sheegtay in warkaasi uu yahay mid aan sal iyo raad toona lahayn, waxaana ay warbaahinta u xaqiijisay in ay nooshahay.

Waxaana Luul Jaylaani ay ka mid tahay hobolladii Qaranka ee Waabari, waxayna caan ku aheyd lahjadda Xamariga, Ama Heesaha Banaadiriga.

RELATED ARTICLES

Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

Wararka aan ka heleyno degmada Sagag ee dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa ay sheegayaan in duhurnimadii Maanta halkaas uu ka dhacay qaraxa khasaaro...

Taliye Saldhig Boolis Oo Ku Geeriyooday Qaraxii Caawa Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax Xooggan ayaa Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana Jugta iyo rasaas goos goos ah oo daba socotay Qaraxa laga maqlay...

Ciidanka Xooga Oo Hawlgalo Ka Fuliyay Degaanno Ka Tirsan Gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan Guutada 5-aad Qeybta 27-aad oo saacadihii la soo dhaafay  howgallo ka sameeyay Tuulada Quulaale oo u dhexeyasa Deegaanka Cali...

Facebook Feed

Twitter Feed