Thursday, May 6, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafdi Ka Socday Qatar

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafdi Ka Socday Qatar

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi heer sare ah oo ka socday Dowladda Qatar.

Wefdigaan oo uu hogaaminayay ergayga gaarka ah ee Wasiirka arrimaha dibadda Qatar u qaabilsan dhexdhexaadinta iyo la dagaallanka argagixisada Dr. Mutlaq Al qaxtaani iyo Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa waxa ay ka wada hadleen xaaladda guud ee Dalku marayo, xallinta khilaafyada ku hor gudban arrimaha Doorashooyinka.

Dr. Mutlaq Al qaxtaani ayaa horay ula kulmay mas’uuliyin kala duwan oo isugu jira dhanka Dowladda federaalka iyo Macuuradka, waxaana kulamada intooda badan diiradda lagu saaray arrimaha doorashooyinka iyo doorka dowladda Qatar ee arrimaha Soomaaliya.

RELATED ARTICLES

Xubin ka tirsanaa Xisbiga Dan Qaran oo Muqdisho lagu dilay

Kooxo hubeysan ayaa degmada Wadajir ee Gobolkan Banaadir waxaa ay ku dileen Xubin ka tirsanaa Xisbiga Dan Qaran oo uu hoggamiyaha ka yahay Musharax...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Guddi u saaray dilkii Carruurta

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magacaabay Guddiga baaris kumeel gaar ah oo natiijo dhab ah ka keena kiiska Carruurtii...

Al-Shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Saldhig Ay Ku Sugnaayeen Ciidamo

Dagaal u dhexeeyay Ciidanka Itoobiya ee qeybta ka howlgal Ciidanka AMISOM iyo Al-shabaab ayaa waxaa uu xalay ka dhacay degmada Xudur ee Xarunta Gobolka...

Facebook Feed

Twitter Feed