Friday, June 18, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Heshiis horudhac oo laga gaaray dagaal beeleedyadii Galbeedka Beledweyne

Heshiis horudhac oo laga gaaray dagaal beeleedyadii Galbeedka Beledweyne

Waxaa maanta heshiis horudhac ah laga gaaray dagaal beeleedyadii horaantii bishan ka soo cusboonaaday deegaanada dhaca Galbeedka Magaalada Beledweyne.

Masuuliyiin ka kala socday Dowladda Federaalka iyo Maamulka Hirshabelle oo maalmahaanba kulamo la lahaa Odayaasha Dhaqanka iyo Waxagaradka labada dhinac ayaa ku guuleystay in is faham horudhac ah laga gaaro xiisadda, iyagoona soo saaray shan qodob oo lagu heshiiyay.

Halkan ka akhriso qodobada heshiiska:-

RELATED ARTICLES

8 qaab oo loo seexdo haddii dhabarka uu ku xanuunayo

Haddii si joogto ah aad u dareemeyso dhabar-xanuun, waxay u badan tahay in hurdada ay dhib kugu noqoto. Cilmi-baaris lagu daabacay Wargeygka ka hadla Caafimaadka...

4 xeeladood isticmaal haddaad xiriir haasaawe la leedahay qof aad isla shaqeysaan

Waqti badan ayaan ku qaadannaa goobta shaqada maalin walba.  Daraasado dhowr ah ayaa muuhiyay in tiro badan oo ka mod ah dadka isla shaqeeya ay...

Aqriso;- Shan arrimood oo uu ballan-qaaday Cabdikariim Axmed Mooge – Maayirka cusub ee Hargeysa

Xildhibaanada golaha deegaanka ee degmada Hargeysa ayaa shalay ugu dambeyntii Maayirka caasimada u doortay Cabdikariin Axmed Mooge oo ka tirsan xisbiga mucaaradka Wadani, xilkaas...

Facebook Feed

Twitter Feed