Tuesday, May 18, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Imaaraadka Carabta oo baabuur dagaal kasoo dejiyey garoonka Boosaaso

Imaaraadka Carabta oo baabuur dagaal kasoo dejiyey garoonka Boosaaso

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa Puntland ugu deeqday gadaadiid kuwa dagaalka ah, oo toddobaadkan laga soo dejiyey magaalada Boosaaso, sida ay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u sheegeen wardeeq news

Gadaadiidkan dagaal ayaa gaaraya illaa 30, waxaana la sheegay inay yihiin nooca Cabdi Bile-ha ay Soomaalida u taqaan ee lagu rakibo hubka culus, sida ay aan xogta ku helnay.

Maamulka madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni ayaa xoojinaya awoodda ciidamada Puntland, xilli laga cabsi qabo in haddii Farmaajo ay u meel-marto labada sano ee muddo kororsiga ah uu dagaal ku qaado Puntland. Xildhibaan ka tirsan baarlamanka federaalka oo taabacsan Farmaajo ayaa horey ugu hanjabay inay qabsanayaan Puntland.

RELATED ARTICLES

Khasaaro Ka Dhashay Gantaallo Ku Dhacay Koonfurta Israa’iil

Toban qof ayaa ku dhaawacantay gantaal ku dhacay gobolka Eshkol ee koonfurta Israa’iil, sida laga soo xigtay adeegga gawaarida gurmadka deg deg ah ee...

Facebook Feed

Twitter Feed