Thursday, May 6, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Maxay aqoonyahannada Soomaaliyeed ka yiraahdeen is-mariwaaga doorashada?

Maxay aqoonyahannada Soomaaliyeed ka yiraahdeen is-mariwaaga doorashada?

Iyadoo wali uu taaganyahay is-mariwaaga siyaasiyiinta Soomaalida ee la xiriira doorashada dalka ayaa waxaa soo badanaya baaqyo ka imaanaya aqoonyahannada Soomaaliyeed, kuwaas oo siyaasiyiint ugu baaqaya inay is-afgarad ka gaaraan xaaladaha taagan.

Baaqyadan ayaa sidoo kale imaanaya xilli magaalada Muqdisho ka ay socdaan shirar beeleedyo looga soo horjeedo muddo kordhintii golaha shacabku u sameeyay hey’adaha dowladda.

Wariyaha wardeeq news Xasan maxamed Deeq ayaa xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan arrimihii ugu dambeyay ka wareysatey Prof. Xuseen Warsame oo ah bare ka tirsan Jaamacadda Calgary ee dalka Canada.

RELATED ARTICLES

Xubin ka tirsanaa Xisbiga Dan Qaran oo Muqdisho lagu dilay

Kooxo hubeysan ayaa degmada Wadajir ee Gobolkan Banaadir waxaa ay ku dileen Xubin ka tirsanaa Xisbiga Dan Qaran oo uu hoggamiyaha ka yahay Musharax...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Guddi u saaray dilkii Carruurta

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magacaabay Guddiga baaris kumeel gaar ah oo natiijo dhab ah ka keena kiiska Carruurtii...

Al-Shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Saldhig Ay Ku Sugnaayeen Ciidamo

Dagaal u dhexeeyay Ciidanka Itoobiya ee qeybta ka howlgal Ciidanka AMISOM iyo Al-shabaab ayaa waxaa uu xalay ka dhacay degmada Xudur ee Xarunta Gobolka...

Facebook Feed

Twitter Feed