Waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaaalada Muqdisho laga soo dajiyay Meydka Alle ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed oo ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya.