Thursday, May 6, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Qarax lago diley askar oo ku geeriyooday qarax ka dhacay Afmadow

Qarax lago diley askar oo ku geeriyooday qarax ka dhacay Afmadow

Afar askari ayaa ku geeriyootay mid kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray kadib qarax lala eegtay goob ay ku sugnaayeen Ciidamada Daraawishta ee ku sugan Dagmada Afmadoow ee Gobolka Jubada Hoose.

Mamulka degmada Afmadoow ayaa faah-faahin ka bixiyey sida ay wax u dhaceen, sida uu kusoo waramayo Wariyaha wardeeq news ee Kismaayo Adan Maxamed Salaad (Adan Kismaayo).

RELATED ARTICLES

Xubin ka tirsanaa Xisbiga Dan Qaran oo Muqdisho lagu dilay

Kooxo hubeysan ayaa degmada Wadajir ee Gobolkan Banaadir waxaa ay ku dileen Xubin ka tirsanaa Xisbiga Dan Qaran oo uu hoggamiyaha ka yahay Musharax...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Guddi u saaray dilkii Carruurta

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magacaabay Guddiga baaris kumeel gaar ah oo natiijo dhab ah ka keena kiiska Carruurtii...

Al-Shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Saldhig Ay Ku Sugnaayeen Ciidamo

Dagaal u dhexeeyay Ciidanka Itoobiya ee qeybta ka howlgal Ciidanka AMISOM iyo Al-shabaab ayaa waxaa uu xalay ka dhacay degmada Xudur ee Xarunta Gobolka...

Facebook Feed

Twitter Feed