Tuesday, May 18, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Waxbarashada Qiimaha Waxbarashada iyo saamaynta ay ku leedahay shakhsiyadda qofka

Qiimaha Waxbarashada iyo saamaynta ay ku leedahay shakhsiyadda qofka

Waxaa hubaal ah oo la xaqiijiyey in taariikhda Bini-Aadanku mar walba tahay tartan joogta ah oo ka dhexeeya AQOONTA (Education) iyo HOOGGA (Catastrophy). Taasi waxa ay faraysaa cid kasta oo mas’uul ka noqota ummaddeeda in ay himillada koobaad ka dhigato dhiska AQOONTA dadkeeda, si tartanka loogu guuleysto, himilooyinka Qaran ee fog-fogna loo sugo. Haddii kale oo ciddii xilka loo egmaday taa dhayalsato oo hareer dhaafto, waxa hubaal ah in ummaddaasi ku dambeynayso HOOG iyo Dhibaato is daba joog ah.
Waxa run ah oo aan la diidi karin, in marba heerka WAXBARASHO ee bulshadu leedahay, in mustaqbalkeeda iyo horumarkeedu ku xidhan yahay. Tanina waxa ay waajib inagaga dhigaysaa in aynu ahmiyad weyn saaro waxbarashada dadka si aynu u gaadhno himilooyinka aynu leenahay.

RELATED ARTICLES

Khasaaro Ka Dhashay Gantaallo Ku Dhacay Koonfurta Israa’iil

Toban qof ayaa ku dhaawacantay gantaal ku dhacay gobolka Eshkol ee koonfurta Israa’iil, sida laga soo xigtay adeegga gawaarida gurmadka deg deg ah ee...

Facebook Feed

Twitter Feed