Tuesday, June 15, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Sacuudiga iyo Soomaaliya Oo Ka Wada Hadlay Arrimo Badan Oo Wada Quseya

Sacuudiga iyo Soomaaliya Oo Ka Wada Hadlay Arrimo Badan Oo Wada Quseya

Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaasriinta  Cabdixakiin Xasan Ashkir ayaa la kulmay wefdi ka socday Wasaaradda Arrimaha Dibadda Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo booqasho ku jooga Magaalada Muqdisho.

Labada dhinac ayaa waxaa ay ku wada hadleen xoojinta xiriirka & Iskaashiga labada dal iyo dib u furista safaaradda Sacuudiga iyo Soomaaliya oo muddooyinkii ugu dambeeyay xiran.

Wafdiga ayaa uga mahad celiyay Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha soo dhawyenta loo sameeyay, iyaga oo sheegay inay kordhin doonaan taageerada ay siiyan dowladda Soomaliya.

RELATED ARTICLES

Bajaajleey xirtay waddo muhiim ah oo ku taal Muqdisho

Qaar kamid ah wadayaasha Bajaajta ee ka Shaqeeya gudaha Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay Maanta ku dibadbaxeen Aaga Isgoyska Shabeelle oo ku dhow Daljirka...

Ciidamo lagu daadiyay wadooyinka Magalada Berbera & doorasho ka dhaceysa

Waxaa Maanta siweyn loo adkeeyay Amniga guud ee Magaalada Berbera ee Gobolka Togdheer, halkaas oo ay ka dhaceyso Maanta doorashada Guddoomiyaha Magaalada Berbera iyo...

Wararkii ugu dambeeyay ee qaraxa ka dhacay Magaalada Muqdisho

Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qarax ismiidaamin ah oo Maanta ka dhacay Afaafka hore ee Xerada Tababarka Janeraal Dhegabadan ee Warshaddda Nacnaca oo...

Facebook Feed

Twitter Feed