Friday, April 23, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Sports-ka Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Leeds United iyo Chelsea ee horyaalka...

Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Leeds United iyo Chelsea ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Leeds United iyo Chelsea ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Chelsea ayaa booqan doonta naadiga Leeds si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan Kooxaha Leeds United iyo Chelsea kulanka horyaalka Premier League.

Havertz & Pulisic ayaa ku bilowday safka hore ee Chelsea, xilli Werner uu keydka fadhiyo.

Macallin Marcelo Bielsa ayaa doonaya inuu noqdo macallinkii ugu horreeyey ee Tababare Thomas Tuchel ku garaaca England.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

LEEDS XI:








RELATED ARTICLES

Khubarada deegaanka ayaa sheegaya in soo jeedinta cimilada ee AMLO ay dib ugu celinayso

Soo-jeedimaha uu Madaxweyne López Obrador ku soo bandhigay Khamiistii Shirweynihii Hoggaamiyeyaasha toddobaadkan ee Cimilada ma ahan kuwo halis ah, oo ku saleysan fikrad ka...

Aqoonyahan Hindi Mareykan ah ayaa ka codsaday Mareykanka in loo diro AstraZeneca Jabs Hindiya

Tirada infakshanka maalinlaha ah ee waddanka ayaa gaadhay meeshii ugu sarraysay, iyada oo in ka badan laba lakh COVID-19 xaaladood la duubay maalin kasta...

Sida looga takhaluso dufanka uurku jirta: Cabitaannada sonkorta leh waxay kordhiyaan xaddiga dufanka caloosha ee aad sidato

Baruurta visceral waxaa badanaa loo yaqaanaa dufanka caloosha, waxayna u egtahay inay ku duubmaan xubnahaaga gudaha. Waxaa loo tixgeliyaa inay tahay dhibaato caafimaad oo...

Facebook Feed

Twitter Feed