Tuesday, June 15, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka War; Deg Ah Faahfaahin Qarax ka dhacay Saldhiga degmada Waabari

War; Deg Ah Faahfaahin Qarax ka dhacay Saldhiga degmada Waabari

Qarax ayaa goordhow Saldhigga degmada Waabari ee magaalada Muqdiaho.

Qaraxa  ayaa a soo sheegayaa in khasaaro dhimasho iyo dhaawac uu ka dhashay ka dib markii qof isku soo xiray waxyaabaha Qarxa uu isku qarxiyay Saraakiil Ciidan.

Dadka u badan saraakiil ayaa ku dhintay waxaana dadka wax ku noqday kamid ah taliyaha Saldhigga Waabari Korneel Calooleey oo la sheegay in uu dhintay iyo waxaana ku dhaawacmay taliye ku xigeenka qeybta Waliyow Cadde iyo Sarkaal ka tirsan CID.

RELATED ARTICLES

Ciidamo lagu daadiyay wadooyinka Magalada Berbera & doorasho ka dhaceysa

Waxaa Maanta siweyn loo adkeeyay Amniga guud ee Magaalada Berbera ee Gobolka Togdheer, halkaas oo ay ka dhaceyso Maanta doorashada Guddoomiyaha Magaalada Berbera iyo...

Wararkii ugu dambeeyay ee qaraxa ka dhacay Magaalada Muqdisho

Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qarax ismiidaamin ah oo Maanta ka dhacay Afaafka hore ee Xerada Tababarka Janeraal Dhegabadan ee Warshaddda Nacnaca oo...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Maanta Dib Ugu Laabtay Magalada Baydhabo

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay kadib safar shaqo...

Facebook Feed

Twitter Feed