Thursday, May 6, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Wararkii ugu dambeeyay ee magaalada Muqdisho

Wararkii ugu dambeeyay ee magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Talaadadii sheegey in Sabtida uu baarlamaanka hortagi doono si uu ugu celiyo qaraarkii muddo kordhintii labada sano aheyd ee uu baarlamaanku sheegey inay ugu dareen hay’adaha dowladda.

Arrintani ayaa waxay ka dambeysay kadib qalelaase ka dhacay Muqdisho, iyadoo madaxda maamullada Galmudug iyo Hirshabeelle ay diideen mudda kordhinta, markii dambena Ra’isul Wasaare Rooble uu soo dhaweeyay mowqifka maamuladaas.

Waxa soo baxay warar uu markii dambe baarlmaanka beeniyay oo ku aadana in kulanka Sabtida la doonayo in xilka looga qaado Raisul Wasaare Rooble.

Warkii ugu dambeeyay waxa Muqsdisho ka soo direy Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

RELATED ARTICLES

Xubin ka tirsanaa Xisbiga Dan Qaran oo Muqdisho lagu dilay

Kooxo hubeysan ayaa degmada Wadajir ee Gobolkan Banaadir waxaa ay ku dileen Xubin ka tirsanaa Xisbiga Dan Qaran oo uu hoggamiyaha ka yahay Musharax...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Guddi u saaray dilkii Carruurta

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magacaabay Guddiga baaris kumeel gaar ah oo natiijo dhab ah ka keena kiiska Carruurtii...

Al-Shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Saldhig Ay Ku Sugnaayeen Ciidamo

Dagaal u dhexeeyay Ciidanka Itoobiya ee qeybta ka howlgal Ciidanka AMISOM iyo Al-shabaab ayaa waxaa uu xalay ka dhacay degmada Xudur ee Xarunta Gobolka...

Facebook Feed

Twitter Feed