Thursday, May 6, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Barnaamij-yada Waxaa Shaqo Ka Banaan Warbaahita Madaxa Banan Ee Wardeeq News

Waxaa Shaqo Ka Banaan Warbaahita Madaxa Banan Ee Wardeeq News

Wardeeq news waxay dooneysaa  Wariye qibrad leh oo Hargeysa ka howl-gala (Akhri shuruudaha laga rabo wariyaha)

Maamulka Wardeeq news waxuu doonayaa wariye qibrad fiican u leh shaqada Wariye-nimada, shuruudaha laga rabo wariyaha aan raadineyno waa sida soo socota:

  1. Waa in uu degan yahay kana howl gali karo Hargeysa.
  2. Waa in uu yahay qof daacad iyo howl kar ah.
  3. Waa in uu yahay wariye ku xeel dheer shaqada wariye-nimada, horayna ula soo shaqeeyay Warbahin’’s, Websites ama Journals.
  4. Waa in uu aqoon u leeyahay sida loogu shaqeeyo Word Press-ka iyo FTP, isla markaana uu yaqaano sida codka Wave-ka ah loogu rogo mp3, masawiradana loo raaciyo qoraalada.
  5. Waa in si fiican u yaqaan qaab qoraalka, gaar ahaan luuqadda Soomaaliga, haddii uu luuqado kale yaqaanana way kasii fiican tahay.
  6. Waa in uu ku shaqeyn yaqaan Digital Camera.
  7. Waa in uu awoodi karo in uu soo qaado wareysiyo haddii loo baahdo, si toos ahna usoo galin karo AOL.

Haddaba, qof kasta oo ku sugan magaalada Hargeysa, kana soo bixi karo shururuudaha sare ku xusan waxuu CV-giisa noogu soo diri karaa email-ada kala ah:  info@wardeeqnews.com   director@wardeeqnews.com

Tell: +252 (63) 415-2283

RELATED ARTICLES

Xubin ka tirsanaa Xisbiga Dan Qaran oo Muqdisho lagu dilay

Kooxo hubeysan ayaa degmada Wadajir ee Gobolkan Banaadir waxaa ay ku dileen Xubin ka tirsanaa Xisbiga Dan Qaran oo uu hoggamiyaha ka yahay Musharax...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Guddi u saaray dilkii Carruurta

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magacaabay Guddiga baaris kumeel gaar ah oo natiijo dhab ah ka keena kiiska Carruurtii...

Al-Shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Saldhig Ay Ku Sugnaayeen Ciidamo

Dagaal u dhexeeyay Ciidanka Itoobiya ee qeybta ka howlgal Ciidanka AMISOM iyo Al-shabaab ayaa waxaa uu xalay ka dhacay degmada Xudur ee Xarunta Gobolka...

Facebook Feed

Twitter Feed