Sunday, June 13, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Arrimaha Bulshada 10 dabeecadood oo ay leedahay gabadha daacadda u ah xiriirka haasaawaha

10 dabeecadood oo ay leedahay gabadha daacadda u ah xiriirka haasaawaha

  • Daacadnimadu aad bay muhiim ugu tahay xiriirka jacayl ee lamaaneyaasha, in gabadhu ay daacad ahaatana waa aasaaska ugu qiimaha badan.

Marka ay haweeenydu daacad tahay waxay xiriirkeeda u maareysaa si ka duwan hablaja kale, ninka la haasaawana kalsooni buuxda ayuu ku yeeshaa.

Inta badan waxaa la sheegaa in dumarka noocan ah ay yihiin dhif iyo naadir, sida lagu helana ay adag tahay.

Haddii ay tobankan dabeecadood leedahay waa gabadha dahabiga ah ee ku haboon nolosha.

1- Iskuma daydo inay maseyr ku abuurto lamaanaheeda

Gabadha daacadda ah waqti kuma bixiso inay sameyso xeelado jahwareer ah ama ficillo ay maseyr ku galin karto ninka ay xiriirka la wadaagto.

Ma raadiso qaabab khaldan oo ay kusoo jiidato gacaliyaheeda sababtoo ah way isku kalsoon tahay.

2- Kama baqdo inay ra’yigeeda soo bandhigto

RELATED ARTICLES

Booliska Gobolka Bari oo Fagaaro ku gubay Khamri farabadan

Ciidamada Booliiska Gobalka Bari ayaa maanta meel fagaare ah ku gubay dhalooyin ay ku jiraan maandooriyaha Khamriga oo horay ciidamada ay howlgal ku qabteen. Maxkamadda...

Puntland oo sheegtay in howlgal lagu lagu qabtay Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee maamulka puntland Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare ) ayaa sheegay in howlgal Ciidamada amaanka ay ka sameeyeen Magaalada Gaalkacyo lagu soo...

Duulimaadyadii Soomaaliya & Kenya oo dib u bilaawday

Kadib markii muddo bil ah ay hakad kujireen duulimaadyada Soomaaliya iyo Kenya, kaas oo sabab u ahaa khilaafka labada dowladood ayaa Maanta oo Axad...

Facebook Feed

Twitter Feed