Friday, September 17, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Monthly Archives: May, 2021

Chad waxay ku eedeysay CAR inay dileen lix ka mid ah askarteeda

Dowladda Chad ayaa Isniintii ku eedeysay Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika (CAR) in ay dishay lix ka mid ah askarteeda weerar...

Nafaqo-xumada carruurta ee Haiti ayaa ku sii fidaya masiibo: UNICEF

Nafaqo-xumada ba'an ee daran ee carruurta ayaa la filayaa inay ka badato sanadkan laba jeer Haiti iyada oo waddanku...

Al-Shabaab Oo Qarax Ku Dilay Askar Ka Tirsan Dowladda Oo Mooto Saarneyd

Askar ka tirsan Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa qarax miino nooca dhulka la geliyo ah ee laga hago...

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in la diyaariyay Ciidamo suga Amniga doorashada

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa sheegay in laaGuddiga amniga doorashooyinka ay u diyaar garoobeen...

Doorashada Somaliland: Hooyo iyada oo codeyneysa ay foosha qabatay

Hooyo kamid aheyd dadkii codkooda ka dhiibanayay doorashada ka socota Somaliland ayay foosha qabatay xilli ay safka ku jirtay. “Waxay...

Dil iyo banaanbax ka dhacay Magaalada Jowhar

Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulka hir-Shabeelle ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta halkaasi lagu dilay...

Ciidamada dowladda oo howlgallo ka wada Shabeellaha Dhexe

Ciidanka xoogga dalka ayaa waxaa ay weli  Gobolka Shabeellaha Dhexe kawadaan howlgal ka dhan ah Ururka Al-Shabaab, kaas oo...

Somaliland waxay maanta dadku iskugu soo baxeen goobaha ay ka socoto codbixinta doorashooyinka isku sidkan ee golaha barlamaanka iyo degaanka.

Waa markii ugu horaysay ee somaliland laga qabto doorasho noocan oo kale ah, iyadoo hore doorashooyinka madaxtinimada, barlamaanka iyo...

Hawlaha u yaalla murashaxiinteena

Dibudhca doorashooyinkeenu waxay bar madaw ku noqdeen hanaqaadka dimuqraadiyadda Soomaliland, kalsoonida u dhaxaysa shacabka iyo dawladda, qaddarinta sharciga, iyo hufnaanta...

15-ka qof ee ugu taajirsan Afrika iyo dalalka ay u kala dhasheen

Wax ka baro 15-ka qof ee ugu hantida badan qaaradda Afrika, sida ku cad liiska taajiriinta ee la sameeyay...

Twitter Feed