Friday, September 17, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Monthly Archives: June, 2021

Kooxo hubeysan oo dil ka geystay duleedka magaalada Baydhabo

Wararka laga helayo gobolka Baay ayaa sheegaya in xalay deegaan hoostaga magaalada Baydhabo ee xarunta gobolkaasi lagu dilay Macalin...

RW Rooble oo tababar u furay Guddiyada doorashooyinka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa tababar u furay Guddiyada Doorashooyinka Dalka heer federal iyo heer dawlad...

Wararkii ugu dambeeyay ee dalka Itoobiya kadib xabbad joojintii Dowladda iyo TPLF

Jabhadda ka dagaallanta waqooyiga Itoobiya ee TPLF ayaa wali sii wada dhul ballaarsi kadib markii ay dib ula wareegeen...

Mareykanka oo Ciidamadiisa dib ugu soo celinaya Soomaaliya

Waaxda Difaaca Mareykanka ayaa ka fiirsaneysa inay u kusoo celiyaan ciidamada Mareykanka Soomaaliya lix bilood uun ka dib markii...

Weerar madaafiic ah oo lagu qaaday Saldhig ay ku sugan yihiin Ciidamada AMISOM

Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay weerar madaafiic ahaa ku qaadeen Saldhig Ciidamada...

Aqriso:- Dowladda Soomaliya oo fasaxday Shaqaalaheeda + Sababta

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay...

Sawirro Ciidamada ammaanka oo gacanta ku dhigay kooxo burcad ah +

Taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyey howl-gallo lagu sugayey amniga oo ciidamada ammaanka saacadihii u dambeeyey ay ka...

Sawirro: Rooble, midowga musharraxiinta iyo madax goboleedyada oo kulmay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay uu soo qaban qaabiyey Madaxweynaha Galmudug...

Sacuudi Carabiya waxay qorsheyneysaa shirkad diyaaradeed oo qaran oo cusub si ay uga fogaato saliida

Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mohammed bin Salman ayaa ku dhawaaqay qorshooyin Talaadadii si ay u bilaabaan diyaarad labaad oo...

Kim Kuuriyada Woqooyi ayaa qiiqa ka hadlaya ‘gabal dhicida’ ee difaaca aafada ah

Hogaamiyaha Kuuriyada Woqooyi Kim Jong Un ayaa ciqaabay saraakiisha ugu saraysa xisbiga talada haysa kadib markii uu ku guuldareystay...

Twitter Feed