Friday, September 17, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Monthly Archives: August, 2021

Maxaa Ka Jira In Wasiir Ka Tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Uu Xilka Iska Casilay?

Maalmo kahor ayaa waxaa baraha Bulshada lagu faafiyey warar sheegayey inuu xilka iska Casilay Wasiirka Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka...

Somaliland oo ka degtey laba kacleynta xanuunka covid-19.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa ka digay xaalada cusub ee xanuunka Corona Virus isagoo bulshada ugu...

Xildhibaanada golaha wakiilada somaliland oo Ansixiyey ka doodida Xeerarka shidaalka iyo shaqaalaha .

Xildhibaano ay tiradoodu dhan tahay 16 xildhibaan ayaa shir-gudoonka golaha wakiilada u gudbiyey mooshin ku saabsan xeerka shaqaalaha Dawlada...

Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladaha cudurka Covid-19

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 97 xaalado...

Xisbiga waddani oo ka hadley baahiyaha Dadka dhimirka wax ka qaba.

 Maxamed Sidiiq Dhame Xoghayaha Arimaha Bulshada Xisbiga Waddani oo ka hadlaya baahiyaha Dadka dhimirka waxa ka qaba ayaa yidhi:-"saanad...

Reysarwasaaraha dalka jabuuti ayaa abaal marin gudoonsiiyey xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun.

 Reysarwasaaraha dalka jabuuti ayaa abaal marin gudoonsiiyey xildhibaanka ugu codka badan xildhibaanada golaha wakiilada somaliland.Isagoo Abaal marintaa ka dareen...

Burco oo laga Uruurinaayo xoolaha nool ee dhex jooga.

Kadib go’aankii golaha deegaanka degmada Burco ee ahaa in xoolaha nool magaalada gudaheeda laga saaro ayaa waxa bilaabantay in...

faah faahin laga helayo Dil ka dhacay Magalada Muqdisho

Rag ku hubeysnaa bustoolado ayaa xalay waxaa ay degmada Kaaraan ee Gobolkan Banaadir ku dileen Askar ka tirsan Ciidanka...

Xubin katirsan Daacish oo xukun 10 sano ah lagu riday

Cabdisamad Ibraahim Cumar  oo magiciisa Afgarashadu yahay Abuu-Cali ayaa loo xiray dabayaaqadii sanadkii ina dhaafay kamid ahaanshiyaha Daacish oo...

Gabdho ka mid noqonaya Ciidanka Haramcad oo tababar loo soo xiray

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaliya Jeneraal Cabdi Xasan maxamed Xijaar ayaa tababar ugu soo xiray magaalada Cankiri ee dalka turkiga...

Twitter Feed