Maxay tahay sababta loo xeray Kursiga uu tartamayay Dr.Sheikh Yuusuf Cali Caynte?
https://youtu.be/u5hIkYnCycU
Wardeeq News Media Corporation
https://youtu.be/u5hIkYnCycU
Gabar 14 jir ah oo Falastiini ah ayaa lagu xiray bariga magaalada Quddus ee la haysto, iyadoo looga shakisan yahay inay dhabarka ka toorey haweeney Israa’iili ah, sida uu sheegay…
Meta Platforms Inc, oo hore loogu yiqiin Facebook, ayaa ka mamnuuci doonta dhammaan meheradaha ay maamusho Myanmar-militariga inay joogaan goobahooda si ay u ballaariyaan xannibaadeedii hore ee ciidamada ammaanka dalka.…
Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa hor istaagay qaraar lagu tilmaamayo in $650m laga helay gantaallada iyo gantaallada loo geeyo Sacuudiga. Iibka waxaa maamula madaxweynaha Joe Biden bishii Nofembar. Waa weyn ugu…
Guriceel, Soomaaliya – In ka badan 300,000 oo qof oo ku nool gobolka Galguduud ee Soomaaliya ayaa waxaa saameysay abaar ba’an oo ku dhufatay inta badan dalka, waxayna dowladda federaalka…
Xili Mudooyinkii ugu danbeeyay magaalada muqdisho ay marti u aheyd dhacdooyin xaanuun badan oo uur ku taalo reebtay ayaa taliska ciidanka booliska soomaaliyeed waxa uu faahfaahin ka bixiyay sbabta ugu…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar khasaaro kala duwan geeystay oo lala beegsaday ciidamo ka tirsan amisom Weerarkaan oo qarax ku bilowday ayaa waxa lagu qaaday saldhiga ciidamada burundi…
Wararka ka imaanaya Dalka Kenya ayaa ku waramaya in Nin isku soo xiray walyaabaha qarxa oo ka tagay Soomaali dhowr sano ka hor uu isku qarxiyay Guri ku yaala degmada…
Weerarka ayaa Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab waxaa ay qaadeen Bar-Koontorool oo Ciidamo ka tirsan Maamulka Jubbland ku leeyihiin degaanka Yoontooy ee dhaca duleedka Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.…
Weerarka Bam Gacmeed oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu Maanta ka dhacay Suuq kuyaalla Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose. Bam gacmeedka ayaa waxaa lagu tuuray meel…
Madaxtooyada Maamulka Puntland ayaa si cad uga soo horjeesatay qodobadii ay soo saareen Isimada Puntland, kuwaas oo xal loogu raadinayay khilaafka ka dhashay xilka qaadistii uu Madaxweynaha Puntland ku sameeyay…
Wasiirka Wasaaradda Caddaalada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur oo u wehliyo Danjiraha Soomaaliya ee Masar ahna Wakiilka Joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Ilyaas Sheekh Cumar ayaa…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Weerar Khasaare Geystay oo saacadiihii lasoo dhaafay ka dhacay Inta Udhexeysa Degmooyinka Buurhakaba iyo Beydhabo. Weerarkaan ayaa waxa uu yimid ka gadaal markii xubno…
Taliska Ciidamada Booliiska iyo Nabadsugidda Degmadda Hawl wadaag ee Gobolkan Banaadir oo wehlinayeen Ciidamada jagboontiyada guur guura ee Booliska ayaa hawlgal lagu xaqiijinayo Amniga degmadda ka sameeyay xaafadaha ay ka…
Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa faah faahin ka bixiyay dhacdo lagu dilay laba Carruur Walaalo ah oo ka dhacday Aaga Weeydoow degaanka Garasbaaleey ee duleedka Magaalada…