Hirshabeelle Oo Gacanta Ku Dhigay Maandooriye Iyo Dad Ku Lug Leh
Laamaha ammaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeele ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa ay howgallo ballaaran ka sameyeen Xaafadaha kala duwan ee ay ka kooban tahay Magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.…