Afar Ruux oo loo qabtay dil ka dhacay Magaalada Garoowe
Ciidamada Booliska Gobolka Nugaal ee Puntland ayaa gacanta ku dhigay Dadkii ka dambeeyay dilka Alle Ha u Naxariistee Cabdikaafi Cabdixamiid Warsame oo Xalay lagu dilay Gudaha Magaladda Garoowe ee Caasimadda…