Faransiiska ayaa jaraya muddada go’doominta ee dadka si buuxda loo tallaalay
Faransiiska ayaa sheegay inay yareyn doonaan muddada go’doominta ee dadka si buuxda u tallaalay ee laga helay COVID-19. Wasiirka caafimaadka Olivier Veran ayaa u sheegay wargeyska le Journal du Dimanche…