Erdogan ayaa shaqada ka ceyriyay madaxii tirakoobka ka dib sicir bararkii ugu horeeyay ee sanadlaha ah
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa shaqada ka ceyriyay madaxii hay’adda tirakoobka dowladda, kaddib markii xogta ay muujisay in heerka sicir-bararka sannadkii hore uu gaaray 19-sano oo sarreeya 36.1 boqolkiiba.…