Reer galbeedka Jawaab adag ayaa ka bixin doonaa tallaabda Ruushka
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay inuu taleefoonka kula hadlay dhigiisa Ukraine Volodymyr Zelensky kuna wargeliyay in Mareykanka iyo dalalka kale ee isbaheysiga kala dhexeya ay qaadi doonaan tallaabooyin adag…