Uk oo sheegay inuu talaabo ka qaadaayo diayaaradaha Ruushka.
Dowladda UK ayaa sheegtay in ay hadda awood u leedahay in ay xirto ama xitaa ay lawa reegaan Diyaaradaha Ruushka laga leeyahay ee hawadda UK soo dul mara. Tallaabooyinkan oo…
Wardeeq News Media Corporation
Dowladda UK ayaa sheegtay in ay hadda awood u leedahay in ay xirto ama xitaa ay lawa reegaan Diyaaradaha Ruushka laga leeyahay ee hawadda UK soo dul mara. Tallaabooyinkan oo…
Hogaamiyayaasha Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta ayaa diiday codsiyo ah inay Madaxweyne Biden kala hadlaan xiisadda Ukraine, waxayna dideen in ay taleefonka ka qabtaan, sida ay saraakiishu sheegeen. Sucuudiga iyo Imaaraatka…
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Kormeer Ku Tegay Xarumaha Ciidamada Dab-damiska, laanta Socdaalka iyo Qaar Ka mid ah Xafiisyada dawladda ee ku yaalla Hargeisa. Waxaana kormeerkaasi ku…
“ Madaxweynuhu Maraykan buu tagaya oo dawladihii dimuqraadiga ahaa ayuu la kulmaya waxaanu leenahay Madaxweyne mawqifkaaga caddee oo sheeg xilliga doorashada Madaxtooyada iyo ta ururrada iyo sida ay u kala…
Warbixin uu soo saaray xeer-ilaaliyaha ayaa lagu sheegay “in Wasaaradda Miisaaniyadda ay lunsatay hanti dadweyne oo loogu dhiibay inay ku daboosho kharashaadka dowladda ayada oo cadad aad u ballaran ku…
Xubnaha Midowga ayaa sheegay in falkaas uu ahaa mid gurracan oo ka baxsan nidaamka dowlad wanaagga iyo ku xad gudubka xuquuqda dastuuriga ee muwaadinka oo dalka ka socda. Sidoo kale…
dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac kaas oo u dhaxeeyay Maleeshiyaad hubeysan iyo Ciidamo ka tirsan dowladda. Dagaalka labada dhinac ayaa si gaar ah ugu dhacay afaafka hore ee Madaxtooyada (Lama…
Dadku waxay raacaan basaska ka tagaya magaalada go’doonsan ee Mariupol – iyadoo dawlada UK lagu cambaareeyay qorshaheeda “aad u hooseeya oo xanuun badan” si ay u caawiso qoysaska ka cararaya…
Waxaa noo sheegay ciyaartoydii, taageerayaashii iyo saxafiyiintii halkaas ku sugnayd – waxaynu eegaynaa sababta ay geesiyaashan cibaadaysigu u abuureen xidhiidh xooggan taageerayaashooda iyo sida weli loo xasuusto sannado ka dib.
Taariikhaha, kulamada iyo Wales ma la ciyaari kartaa Scotland? Plus sidee xiisadda Ukraine-Ruushka u saamaysaa jadwalka? Koobka Adduunka 2022 waxa uu socdaa November 21 ilaa December 18; Isreeb-reebka si ay…
dowladda Ruushku ayaa ka digeysa in uu xidhi doono dhuumaha gaaska ee ugu weyn Jarmalka haddii reer galbeedku ay mamnuucaan shidaalka Ruushka. Alexander Novak oo ah Raiisel wasaare ku xigeenka…
Wasaaradda maaliyadda Japan ayaa waxaa ay sheegtay in cunaqabatayno dheeraad ah ay ku soo rogeen Ruushka iyo Belarus si loogu ciqaabo Ruushka duulanka uu ku qaaday Ukraine. Dowladda japan ayaa…
Musharaxa Xisbiga Ugu wayn Mucaaridka Somaliland ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa maanta si adag uga hadlay hadal ka soo yeedhay Madaxwaynaha Somaliland oo ahaa inay Ururadu furan yihiin ayaa…
{shiil gaari} duleedka magaalada Garoowe, kaas oo ay ku dhinteen, kuna dhaawacmeen askar ka tirsan ciidanka ilaalada madaxweynaha maamulka Puntland. Shilka ayaa yimid, kadib markii uu rogmaday baabuur ay la…
Ciidamada Ahlu Sunna ayaa weerarkaan ku dilay laba Askari oo ka tirsan ciidamada Gorgor oo ay horey halkaas u geysay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Xog ay heshay wardeeq news…