Itoobiya oo xirtay 34 qof oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Itoobiya (NISS) ayaa shaacisay inay gacanta ku dhigtay 34 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab, kuwaas oo ay Hay’Addu sheegtay inay qorsheeynayeen weeraro argagaxiso ka hor…