R/wasaarihii dalka Pakistan oo xilkii laga qaaday
Ra’iisul Wasaarihii dalka Pakistan Cimran Khan ayaa lumiyey codka kalsoonida, kadib baarlamaanka dalkaasi cod aqblabiyad ah xilkii ayey kaga qaadeen. Arrintan ayaa timi kaddib markii ay mooshin ka dhan ah…