Shiikh Cali Warsame Xasan oo maanta Burco lagu aasay
Alle ha u naxariistee waxa maanta magaalada Burco lagu aasay Sheekh Cali Warsame Xasan, oo ka mid ahaa Culimada ugu caansan Soomaalida. Aaska Sheekha waxa ka qayb-galay madax ay ku…
Wardeeq News Media Corporation
Alle ha u naxariistee waxa maanta magaalada Burco lagu aasay Sheekh Cali Warsame Xasan, oo ka mid ahaa Culimada ugu caansan Soomaalida. Aaska Sheekha waxa ka qayb-galay madax ay ku…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaweyd safarkiisii ugu horreeyey ee gudaha dalka ku tagay magaalada Baydhaba ee xarunta ku-meel gaarka ah maamulka Koofur Galbeed. Safarkan ayaa la sheegay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa Maanta oo talaado ah waxaa ay ku wajahan yihiin Magaalada Baydhabo ee Caasimadda kumeerk gaarka u…
Guddiga amniga iyo nabadgalyada golaha wakiillada iyo guddiga Maaliyada, Dhaqaalaha iyo xisaabaadka Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Puntland, ayaa maanta u kuur-galay shaqada garoonka diyaaradaha magaaladda Boosaaso. Ugu horeyn guddiyada ayaa…
Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay howlgalo saacado qaatay waxaa ay ka sameeyeen xaafaddo ka tirsan degmooyin ka tirsan Gobolkaan Banaadir gaar ahaan degmooyinka kala ah Kaaraan, Hiliwaa iyo…
https://youtu.be/xoO_jiBTViQ
https://youtu.be/wvwFTW0s0ic
https://youtu.be/iw93gWw45IE
Toban jir Auraleigha Santos ayaa diiradda saartay aamusnaanta subaxnimadii Talaadada iyadoo ku dhuumatay meel u dhow hoolka dugsiga hoose ee Robb ee Uvalde, Texas, iyadoo ku jirta fasal ku yaal…
Dadka reer Ukraine ee ku sugan gobolka Donbas ee bari ee ay go’doomiyeen ciidamada Ruushka ayaa ka warbixiyay weeraro aan loo meel dayin oo lagu qaaday kaabayaasha rayidka iyadoo duullaanku…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay safiirka dalka China Amb. Fei Shengchao. Danjiraha oo dhambaal salaan ah soo gaarsiiyay Guddoomiyaha Golaha…
Alle ha naxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyootay Jawaahir Axmed Cilmi oo katirsaneed Baarlamaankii 10-aad ee Soomaaliya, gaar ahaan xubnihii Aqalka Sare. Marxuum Jawaahir ayaa maalmihii la soo dhaafay xanuunsaneed,…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika Marwo Annette Weber. Kulankooda ayaa ku saabsanaa…
Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha gurmadka abaaraha ee Soomaaliya Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa la kulmay Isku-duwaha Koonfurta Soomaaliya ee dalladda isku tagga hay’addaha aan dowliga…