M/weyne Xasan Shiikh Maxamuud oo gaaray Dhuusamareeb
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, iaydoo si weyn logu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaaladaas. Xasan Shiikh iyo…