Xasan Shiikh oo tagaya xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliy
Wararka qaar ayaa sheegaya in waddooyinka Muqdisho qaarkood loo xiray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo tagaya xarunta wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya. Waddooyinka ay xireen ciidamada ammaanka ayaa waxaa ka mid…