Dab khasaare xoogan geeysatay oo ka kacay Bangaladhesh
Dad dhowr ah ayaa ku dhintay qarax dab ka dhashay oo ka dhacay dalka Bangaladesh. Lama oga waxa sababay dabkan, balse waxaa loo malaynayaa in qaar kamid ah weelasha kiimikada…
Wardeeq News Media Corporation
Dad dhowr ah ayaa ku dhintay qarax dab ka dhashay oo ka dhacay dalka Bangaladesh. Lama oga waxa sababay dabkan, balse waxaa loo malaynayaa in qaar kamid ah weelasha kiimikada…
Musharrax xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro, ayaa sheegay in la xidhay ninkii lahaa Meherad uu caawa fadhiistay oo ku taalla magaalada Hargeysa. Qoraal uu soo saaray ayuu ku sheegay in Dabeysha…
Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta u kuur galay xaaladda dad kusoo barakacay magaalada Muqdisho, balse hadda wajahaya xaalad nafaqo darro ah. Nafaqo darradan…
Wararka ka imaanaya Somaliland ayaa sheegaya in xubnihii ugu dambeeyay ee ka tirsanaa guddida Doorashooyinka Somaliland ay maanta gubiyeen iscasilaadooda, xili xukuumadda Muuse Biixi iyo Xisbiyada Mucaaradka uu u dhaxeeyo…
Xoghayaha arrimaha dibadda ee UK Liz Truss ayaa uga digtay Ruushka duulaanka “cudurdaar-la’aanta iyo sharci-darrada ah” uu khatar ku yahay nabadda adduunka iyo xasilloonida dhaqaale. “Wuxuu filayey in duullaanku uu…
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in uu Vladimir Putin u uu galay “khalad taariikhi ah oo aasaasi ah” markii uu ku duulay Ukraine. Macron sidoo kale meesha ma uusan…
Madaxweynaha Puntland Sacid Cabdullahi Deni ayaa sheegay in Madaxweyne Xassan Sheekh uu balan-qaad u sameeyay Maamul goboleedyada. Deni oo la hadlay wargeyska the Economist ayaa sheegay in madaxweynaha uu u…
Warar lis kula dhexmarayay saacadihii lasoo dhaafay baraha bulshadda oo la xiriiray in la taliyaha Amniga qaranka Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud uu safar qarsoodi ah ku tagay dalka Jabuuti, ayaa…
Wararka wardeeq news kala soco barnmujyo xiiso lih
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey munaasabad soo dhaweyn ah oo ka dhacday Dhuusamareeb ayaa sheegay in ay billaabayaan howlgallo ka dhan ah dagaalameyaasha Al-shabaab.…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Maamulka Koofur Galbeed ayaa shaqo joojin ku sameysay Goddoomiyaha degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose, Abuukar Maxamed Cumar, sida lagu baahiyay wareegto ka soo baxday. Sababta…
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyata oo ka hadlayay dagaalka adag ay kula jirto dowladiisa ururka Al-shabaab iyo guulaha ay ka gaareen ayaa sheegay in dowladda uu Madaxweynaha ka yahay mudadii…
Afar ruux ayaa lagu dilay toogasho ka dhacday isbitaal ku yaalla magaalada Tulsa ee gobolka Oklahoma ee dalka Mareykanka, sida ay booliska sheegeen. Saraakiisha ayaa xaqiijiyay ninka toogashada gaystay, oo…