Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo mudooyinkii dambe safar ku joogay Dalka Turkiga ayaa maanta Dalka dib ugu Soo laaabtay,waxaana garoonka kusoo dhoweeyay Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka.
Socdaalkan ayaa ku soo beegmaya xili dalku galaayo doorashada madaxtinimada soomaaliya oo sanadkan gudihiisa ka dhici doonta.