Monday, August 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq




Home Warar-ka Gudoomiyaha golaha shacabka soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabtey.

Gudoomiyaha golaha shacabka soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabtey.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo mudooyinkii dambe safar ku joogay Dalka Turkiga ayaa maanta Dalka dib ugu Soo laaabtay,waxaana garoonka kusoo dhoweeyay Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka.

Socdaalkan ayaa ku soo beegmaya xili dalku galaayo doorashada madaxtinimada soomaaliya oo sanadkan gudihiisa ka dhici doonta.

RELATED ARTICLES

Wararka laga helayo deegaanada Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in maanta doorashada

shan kursi oo ka mid ah sideeda Senator ee ka imaanaya maamulkaasi lagu dooran doono gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Qaban qaabadii ugu...

Madaxweynaha Galmudug oo laga codsadey inuu soo gudbiyo liiska musharaxiinta.

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor u diray Codsi la xiriira soorashada Aqalka Sare ee...

Dawlada somaliland oo ka hadashey dilkii G.kuminshanka doorashooyinka Gobola Sool.

Maamulka Gobolka Sool ee Somaliland ayaa ka hadlay Dil xalay gudaha Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool loogu geystay Guddoomiyihii Guddiga doorashooyinka Somaliland ee...

Twitter Feed