Maareeyaha Madaarada Somaliland ayaa magaalada Boorama ka bilaabay Kulanka Wada-tashiga Xadeynta Madaarka Boorama+sawiro.

0
107

Maareeyaha Madaarada dalka ayaa magaalada Boorama ka bilaabay Kulanka Wada-tashiga Xadeynta Madaarka Boorama,

Kulankan waxa Hogaaminaayay Mareeyaha Madaarada Dalka ,Badhsaabka Gobolka Awdal , Odayaasha Dhaqanka , Masuuliyiinta Heer Gobol.

Mareeyaha Madaarada Dalka ayaa wada qorshe dib loogu howl-galinaayo Madaaradka Boorama.

FB IMG 16259887108337690 - Wardeeq news

FB IMG 16259887171418903 - Wardeeq news

FB IMG 16259887268052948 - Wardeeq news

FB IMG 16259887325054045 - Wardeeq news

FB IMG 16259887197865597 - Wardeeq news

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here