Thursday, August 5, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Wakiilka midowga yurub iyo Maayarka caasimada hargeysa oo kulmey+sawiro.

Wakiilka midowga yurub iyo Maayarka caasimada hargeysa oo kulmey+sawiro.

Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga, maanta Hargeysa kula kulmay Duqa Caasimadda Cabdikariim Axmed Mooge.

Labada mas’uul ayaa ka wadahadlay qorshayaasha Mooge, ku doonayo in uu wax kaga beddelo caasimadda Hargeysa iyo sidii Midowga Yurub gacan uga gaysan lahaa.

Kulanka ayaa ku soo beegmaya xili dhawaan uun ka doortey golaha deegaanka cusub ee caasimada somaliland ee hargeysa.

RELATED ARTICLES

Jofra Archer ayaa meesha ka saaray T20 Koobkii Adduunka iyo Dambas isagoo jabtay suxulka midig

Jofra Archer oo ah kubbad -yaqaanka dheereeya ee England ayaa seegi doona Koobka Adduunka ee T20 iyo Dambaskii Australia ka dib markii uu soo...

Biden wuxuu rabaa in kala bar iibinta baabuurta Mareykanka ay noqoto mid eber ah marka la gaaro 2030

Madaxweyne Joe Biden wuxuu saxiixi doonaa amar fulineed oo dejinaya “yool hami leh” oo ah in kala bar dhammaan gawaarida cusub ee lagu iibiyo...

Caqabadaha badan ee horyaala Madaxweynaha cusub ee Iran Ebrahim Raisi

Tehran, Iran - Ebrahim Raisi, oo loo caleemo saari doono madaxweynaha siddeedaad ee Iran Khamiista, ayaa wajahaya caqabado adag oo siyaasadeed, dhaqaale iyo bulsho...

Twitter Feed