Monday, August 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq




Home Warar-ka Dunida Rabshadihii dalka koonfurku Afrika oo si kordheya.

Rabshadihii dalka koonfurku Afrika oo si kordheya.

Waxa sii kordhaya iskuwaxayna dhaca dadka mudaharaadaya iyo ciidamada amaanka ee dalka koonfur Afrikq.
Dadka mudaharaadaya ayaa weerarey kuwaas oo gubaya xarumo ganacsi oo kuyaala Koonfur Afrika talaadadii iyada Daliley tiro badan oo dhicin  ah.  Taageerayaasha Madaxweynihii hore Jacob Zuma ay kusii qulqulayaan rabshadihii ugu xumaa tobanaan sano. Dibadbaxyadii ayaa imanaya xadhiga Zuma usbuucii la soo dhaafay ayaa ku sii ballaadhay bililiqo iyo soo bixitaan cadho guud oo ku saabsan xidhiga madaxweynihii hore dalkaasi.

Wixii ka soo kordha Halkan kala soco.

RELATED ARTICLES

Xiisad Ka Dhalatey kursiga Aqalka Sare ee Galmudug Cabdi Qeybdiid iyo Xaaf oo meel adag gaaray

Galmudug waxaa dhawaan ka bilaabaneysa doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug lagu dooran doona 8 xubnood oo Aqalka...

Wararka laga helayo deegaanada Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in maanta doorashada

shan kursi oo ka mid ah sideeda Senator ee ka imaanaya maamulkaasi lagu dooran doono gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Qaban qaabadii ugu...

Madaxweynaha Galmudug oo laga codsadey inuu soo gudbiyo liiska musharaxiinta.

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor u diray Codsi la xiriira soorashada Aqalka Sare ee...

Twitter Feed