Abiya Axmed oo ka hadley weerada soo celiska ah ee TPLF.

0
134

War qoraal ah oo uu maanta soo saaray Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia, Abiy Ahmed, waxaa uu kaga hadlay weerarada rogaal celiska ah ee TPLF, waxaana uu caalamka ku boorriyay In ay arkaan waxa uu ku tilmaamay ” Xasuuq” ay gaysanayaan ciidamada Tigreegu.

Shacabka Ethiopia ayuu ugu baaqay inay garab istaagaan Ciidanka Militeriga, oo uu sheegay in ay ka hortagayaan dhibaato uu sheegay Tigreegu ay ka wadaan Ethiopia.
Mr.Abiy, Ma sheegin inuu qaadayo tallaabo Militeri oo kale oo ka dhan ah TPLF.

FB IMG 1626271789367 - Wardeeq news

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here